Monday, July 6, 2026

Madaxweynaha JFS oo waddo cusub ka dhagax dhigay Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah, taasi oo isku xiri doonta Garoonka Diyaaradaha Shaati Guduud iyo saldhigga dhexe ee magaalada Baydhabo.

Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku horumarinayaan kaabeyaasha dhaqaalaha, fududeynta isu socodka bulshada iyo gaadiidka, kor u qaadista adeegyada magaalada iyo dardargelinta koboca ganacsiga.

WARARKII KALE

 Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

26 qof ayaa ku dhimatay rabshado ka dhacay xabsi ku yaal Sri Lanka

Rabshado ka socday labo maalmood xabsiga Negombo, oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh”Dadka Soomaaliyeed waxay direen fariin doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

RW Xamsa oo gaaray Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles