Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb qaadan doonin xasaradda siyaasadeed ee ka taagan gobolka, isagoo caddeeyay inuu ka tirsan yahay maamulka Jubbaland, isla markaana uu sii ahaan doono.

Guddoomiyaha oo hadalkan jeediyay ayaa sheegay in mowqifkiisu yahay inuu ka fogaado xasaradaha ka jira gobolka, isagoo tilmaamay in Doolow ay hoos tagto maamulka Jubbaland.

“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda gobolka. Maamulka Jubbaland ayaan ka tirsanahay, waana ka tirsanaan doonaa,” ayuu yiri Guddoomiyaha Doolow.

WARARKII KALE

Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Badmaax u dhashay Indonesia oo dalkooda ku laabtay

Afar badmaax oo u dhashay Indonesia ayaa maanta dib...

Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”

Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo...

Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee...

Xuutiyiinta oo weerarro ku beegsaday garoomo diyaaradeed oo Sacuudiga ku yaalla

Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ayaa sheegay inuu qabtay oo...

Puntland oo sheegtay in ay u diyaar garowday ka hortaga Cudurka Ebola

Kadib markii dowladda Kenya xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay cudurka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles