Monday, September 1, 2025

Raโ€™isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo magacaabis cusub sameeyay

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar, kadib soo-jeedintii Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda.

Xamse Cabdi Barre, ayaa la sheegay masuulkan cusub uu xilka u magacaabay in ay aad isugu dhawaayeen, waxa uuna kasoo jeedaa Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar deegaannada maamulka Puntland.

Raโ€™isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xanse Cabdi Barre, ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay sameenayay magacaabis, waxa uuna xilal ka safay xubno aad ugu dhaw dhaw ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda deegaannada Jubbaland iyo Puntland.

Magacaabista maareeye kuxigeenka dekadda Muqdisho, ayaa la sheegay in ay qayb ka tahayย  qorshaha dardargelinta iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee dekadaha dalka kuyaalla, si waafaqsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles