Khasaare xooggan oo ka dhashay qarax ka dhacay magaalada Manbij ee dalka Suuriya

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay qarax baabuur oo ka dhacay magaalada Manbij ee dalka Suuriya, sida ay sheegeen difaaca madaniga ah.

Difaaca madaniga ah ayaa sharaxay in tiro ka mid ah dadka dhaawaca ah ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, “taasoo ka dhigaysa inay u badan tahay in dhimashadu ay kor u kacdo, dhamaantoodna waxay ahaayeen shaqaale beeraley ah.”

Dhankeeda, kooxda la socodka xuquuqda aadanaha Suuriya ayaa sheegtay in “qarax khasaare dhaliyay” uu gilgilay magaalada Manbij ee ku taal baadiyaha bari ee Xalab, oo ka tirsan goobaha ay maamulaan kooxaha “Ciidanka Qaranka”.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ruushka oo duqeyn ba’an ka geystay geystay Zaporizhzhia

Ruushka ayaa magaalada Zaporizhzhia ee dalka Ukraine ku weeraray...

Masar oo diyaarinaysa ciidamadii ugu dambeeyay ay u soo dirayso Soomaaliya

Warbaahinta The New Arab ayaa sheegtay in dowladda Masar...

Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa...

KGS oo qorsheynaysa in ciidanka Lafta-gareen xoog looga saaro Qansaxdheere

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegayaa inuu qorsheynayo...

Taliyihii Saldhigga booliska Xagardheere ee Kenya iyo darawalkiisii oo qarax lagu dilay

Laba askari oo ka tirsan booliska Kenya, oo uu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles