Tag: Sample Tag Page Title
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu...
Maraykanka oo war ka soo saaray colaadda Tigraay ee Itoobiya
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadda Tigray inay muujiyaan is-xakameyn, xilli...
Al-Burhaan oo gaaray Al-Calamayn, kana qeybgalaya shir madaxeedka
Hoggaamiyaha Golaha Madaxbannaanida KMG ah ee Suudaan, Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Jeneraal Cabdifataax Al-Burhaan, ayaa maanta gaaray...
DFS oo dhammaystirtay dhismaha Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-abaabulka Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaddib markii Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad...
Soomaaliya oo sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wargelin ku saabsan bixitaanka ciidankeeda
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan Itoobiya ka helin wax ogeysiis rasmi ah oo ku saabsan qorshe la sheegay in...
Masar, Eritrea, Sudan iyo Soomaaliya oo markii ugu horreysay shir madaxeed ku yeelanaya Al-Calamayn
Magaalada Al-Calamayn Al-Jadiid ee dalka Masar ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo shir madaxeed wadatashi ah oo ay...
Duqeymo ka dhacaya Magaalada Sanca ee dalka Yemen
Ciidamada qalabka sida ee Yemen ayaa aroornimadii Axaddii sheegay inay duqeymo ka wadaan maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee xulafada la ah...
MW Xasan Sheekh“Soomaaliya ma ahan oo keliya dal ka soo kabanaya colaado”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo ay isugu...
Trump oo hanjabaad u diray Iran
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya Iran iyo Maraykanka lagu xallin karo “waddada adag ama...
Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 10 2026
Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Ali Mohamed Warsame Caleyka Farsamadu Waa Axmed...
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay...
Xasan Sheekh”Israel waxay qorsheynaysaa saldhig ciidan oo badeed iyo isticmaalka garoonka Berbera”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Aljazeera ku sheegay in Israel ay qorsheynayso inay saldhig ciidan...


