Dagaal ka socda deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe

Ciidamadda Xoogga iyo kuwa deegaanka ee fadhigoodu yahay deegaanka boos Hareeri ee Gobalka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxaa weerar culus ku soo qaaday maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Dagaal adag oo qaraar, ayaa wali ka soconaya deegaanka Boos Hareeri ee waqooyi bari ee Gobalka Shabeellaha Dhexe, sida ay sheegayaan dadka deegaanka.

Ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka weli ka socda deegaanka Boos hareeri ee gobolka shabeelada dhexe.

Dhanka kale, deegaanka Boos Hareeri, ayaa ah deegaan istaraatiiji ah oo isku xera deegaanadda kala ah Daarul Nimca, Alkowthar, Buux Xasan Axmed, Ceel Muluq, dhabaq labey, Boos Caduur iyo Maanyo dheer oo dhammaantooda dhaca waqooyi bari ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxaa ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo ka horyimid Habraac lagu Nidaaminayo Mihnadda Qareennimada

Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga horyimid...

Dowladda Soomaaliya oo saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah geysay Baydhabo

Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo geysay saraakiil iyo ciidamo...

Deni“Heshiis kasta oo naga dhexeeyey Federaalka waa la laalay”

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku dhawaaqay go’aan...

Dood ka taagan xubinta cusub ee ururada Bulshada ee guddiga doorashada

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in tartan iyo...

Laftagareen oo Hakiyay Duulimaadyada Ciidamada iyo Agabka Ciidan ee Baydhabo

Xubnaha taabacsan madaxweynihii hore ee KGS Cabdicasiis Laftagareen ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles