Wednesday, April 29, 2026

Hindiya oo Dhoolutus ka sameynaysa todon wadan oo ku yaala qaarada Afrika

Hindiya ayaa markii ugu horeysay dhoolatus milatari oo balaadhan la sameynaysa toban wadan oo ka socda Qaarada Afrika.

Ciidamada badda ee Hindiya ayaa dhoolatuskan waxaa kala qaybqaadanaya toban wadan oo Afrikaana oo kala ah Jabuuti, Comoros, Kenya, Eritrea, Madagascar, Mauritius, Mozambique, Seychelles, South Africa iyo Tanzania.

Dhoolatuskan ayaa ka dhacaya xeebaha dalka Tanzania ayaa waxaa halkaasi iskugu tagi doona Ciidamada badda ee Wadamada ka socda oo ku midoobi doona tababaro iskaashi iyo dhoolatuskan wadajirka ah oo dhacaya bisha April.

Hindiya waxay leedahay milatari afraad ee ugu awooda badan caalamka, sidoo kale waa dhaqaalaha sedexaad ee ugu balaadhan Dunida, Delhi waxay dooneysaa iney xoojiyo doorkeeda Afrika oo Shiinuhu si qoto dheer uga hor maray, waana xili Hindiya ay qorsheynayso iney saameyn istaraatiiji ah ku yeelato qaarada dihin ee Afrika

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka...

Janan oo abaabul ciidan ka wada Beledxaawo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland,...

Wafdi ka socda Q.M oo gaaray Baydhabo

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Mucaaradka iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka sharaya arrimaha doorashooyinka

Kulanka muhiimka ah ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya...

Pakistan oo cadaadis diblumaasiyadeed saaraysa sii deynta badmaaxayaal lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dowladda Pakistan ayaa xoojisay dadaallada diblumaasiyadeed iyo kuwa badeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles