Saturday, May 2, 2026

Ciidamada Daraawiishta KGS oo weerar ku dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta maamulka Koofur Galbeed ay weerar ku qaaday fariisimo ay Al-shabaab ku leeyihiin duleedka degmada Qansaxdheeri.

Howlgal Qorshaysan ayaa lagu dilay Horjoogiyaal sare oo Al-shabaab u qaabilsanaa Qaadista waxa ay ugu yeeraan Sakawaadka.

Sidoo kale howlgalka inta uu socday ayaa sidoo kale  waxay Ciidamada soo qabteen Mooto Al-shabaab u saarnayd Raashiin kala duwan oo ay si qasab ah ugu soo qaateen Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Hoostaga degmada Qansaxdheeri.

Ciidanka Booliska Gaarka ah iyo Xooga Dalka ayaa wado Howlgalo Qorshaysan oo lagu soo afjarayo maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku dhuumaaleysta deegaanada Maamulka Koofur Galbeed.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Cutubkii ugu horeeyey Ciidanka Masar oo ku soo wajahan Somalia

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in cutubkii ugu horreeyay...

Wasiiro, siyaasiyiin & Xildhibaano ku qulqulaya Baydhabo

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ay...

Iran oo xoojisay awoodeeda Milateri, lana soo baxday hub cusub

Warbaahinta caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa baahisay warbixin...

Soomaali Mindi ku weeraray dad Yuhuud ah oo dacwad lagu soo oogay

Ciise Suleiman ayaa lagu soo oogay dacwad isku day...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles