Sunday, February 22, 2026

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay xubnaha shabakadaha maaliyadeed iyo howlgallada AS ee Soomaaliya

War saxaafadeed ka soo baxya Waaxda Maaliyadda Mareykanka u qaabilsan Maalgelinta Argagixisada  Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay 15 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ka howlgasha gudaha Soomaaliya, kuwaasoo lagu eedeeyay maalgelinta iyo taageeridda kooxda Argagixisada.

“Olole naxariis darro ah oo Al-Shabaab ay ku hayso shacabka Soomaaliyeed, sida lacagaha qasabka ah ee laga qaado beeralayda iyo afduubka shacabka, ayaa wali wiiqaya xasilloonida guud ee gobolka, Tallaabada adag ay qaadday TFTC waxaa loogu talagalay in lagu jaro xiriirka Al-Shabaab ay la leedahay nidaamyada dhaqaalaha ee gobolka iyo kuwa caalamiga ah, kuwaas oo ay ku tiirsan tahay si ay u maalgeliso rabshadaha, u qorshayso weerarrada, una joogteyso howlgalladeeda.” Ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay ” Waaxda arrimaha maal-gelinta argagixisada ee Wasaaradda Maaliyadda Maraykanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Baarlamaanka oo maanta ka bilaabay ka doodista cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta...

Xiisad dagaal oo ka soo cusboonaatay xuduuda Itoobiya iyo Eritrea

Xiisad amni oo sii kordheysa ayaa laga dareemayaa waqooyiga...

Hoggaanka Golaha Mustaqbalka oo ka shiraya mowqifkooda ku aadan doorashooyinka

Madaxda Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa maanta shir ku...

WFP”Gargaar cunto oo malaayiin Soomaali ah badbaadiya halis ayuu ku jiraa”

Hay’adda World Food Programme (WFP) ee Qaramada Midoobay ayaa...

Trump oo ka horyimid go’aanka maxkamada sare ee Mareykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo rogay cashuur cusub...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles