Madaxweynaha JFS oo qaabilay hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo

Hoggaamiyaha Dawlad-goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa booqasho shaqo ugu tagay Madaxweynaha JFS Mud. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoggaamiyaha ayaa Madaxweynaha dalka uga warbixiyey xaaladda horumarineed, nabadeed iyo dawlad-dhis ee Dawlad Goboleeedka SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale Madaxweynaha JFS uga mahadceliyey casuumaddii shirka Golaha Wadashiga Qaran, isgarab-taagga dhismaha Dawladnimada SSC-Khaatumo iyo dadaalada xukuumadda JFS ee ku aaddan ilaalinta midnimada dalka

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Gedo:’Muxuu daaran yahay Safarka Taliyaha Ciidanka Lugta ee ku tagay Baardheere?

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka...

Soomaaliya oo si adag u Cambaareysay soo noqoshada Burcad-badeedda

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo...

DFS oo shaacisay magacyada xubnihii Al-shabaab ee lagu dilay Howlgalkii Buula-Fulaay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay...

Israa’iil oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Somaliland, Qatar, Masar iyo Urdun

Golaha Amniga Qaranka Israa’iil ayaa muwaadiniinta dalkaasi uga digay...

Sheekh Cali Wajiis “Cid Kasta oo Dowlad La Dagaallanta Waa Argagixiso, Waana in la dilo”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada magaalada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles