Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay daahfurka xisbi siyaasadeedka cusub ee hoggaamiyayaasha siyaasadda DFS iyo qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegay inaan cidna loo joojin doonin dalkana lagu sii hayn doonin doorasho dadban.

“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan, dalka waxaa isku hayn kara fikir siyaasi ah oo mustaqbal fiican laga dhex arko”, ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

“Isbedelkasta waa xanuun iyo cabsi badan yahay,dibna uma noqon karno, meeshaan 25 joognayna masii ahaan karno, horaan u soconaynaa masii taagnaan karno”, Madaxweyne Xasan Sheekh.

Ma cadda talaabada ay qaadi doonaan madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles