Ukraine oo sheegtay in weerar aan hore loo arag ay ku qaadday gudaha Ruushka

Ukraine ayaa sheegtay in in ka badan 40 diyaaradaha wax duqeeya ee Ruushka ay weerar la beegsatay, kaasoo u muuqda kii ugu ba’naa ee ilaa iyo haatan loo geysto ciidamada cirka Ruushka.

Sida ku xusan war kasoo baxay waaxda ammaanka Ukraine, SBU, “diyaaradaha istaraatiijiga ah ee cadowga ayaa si weyn ugu gudabanat gudaha Ruushka”.

Waxay sheegtay in Ukraine “ay fulineyso howlgal ballaaran oo gaar ah oo looga gol leeyahay burburinta diyaaradaha wax qarxiya ee cadowga.” Waxay sheegtay in in ka badan 40 diyaaradood la beegsaday.

Waxay kusoo aadeysaa iyadoo wada-hadallo labada dhinac ah loogu ballansan yahay Istanbul, Tukriga.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles