Wednesday, August 19, 2026

Koox hubeysan oo Muqdisho ku dishay mas’uul ka tirsan degmada Deyniile

Agaasimihii Dalxiiska Degmada Deyniile Cabdalla Sheekh Ibrahim ayaa u geeriyooday  dhaawac kasoo gaaray weerar uu kala kulmay Koox burcad ah, xili uu marayay xaafad ka tirsan degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay  xaafada Cali Booy ee Degmda Deyniile iyagoo ka qaatay Mobile kii iyo bastoolad uu watay kadibna ay goobta iskaga baxsadeen.

Maleeshiyaadka hubeysan ee dilka geystay ayaa goobta ka baxsatay, waxaana Degmada ka bilaawday howlgal kooxda Burcada ah lagu baadi goobayo.

Agaasimihii geeriyooday ayaa la sheegay in rasaasta ay ugu dhacday Xabadka iyo madaxa, taasi oo keentay inuu geeriyooday.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 18 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Taliska Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan...

DF oo sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Dhexe

Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa xalay degmada...

Wadahadallada Janan iyo Jubbaland oo ka bilaabanaya Nairobi

Kulamo lagu dhameystirayo wadahadalladii maalmihii lasoo dhaafay u socday...

Markab Xamuul ah oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka...

Waa sidee saaka Xaalada Baydhabo

Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles