Thursday, April 30, 2026

Israa’iil oo dil ugu hanjabtay hoggaamiyaha Iran Ayatollah Ali Khamenei

Wasiirka difaaca Israa’iil ayaa sheegay in hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei, “In uusan xaq u lahayn inuu sii noolaado.” Israel Katz ayaa ku adkeystay in Ayatollah Khamenei laga dhigo mid mas’uul ka ah weerarkii gantaalka ee Iran ay la beegsatay isbitaal ku yaalla agagaarka Tel Aviv.

Bukaanno badan ayaa laga saaray isbitaalka Beersheba maalintii ka horreysay weerarka, taasoo badbaadisay nolosho. Iran ayaa sheegtay in bartilmaameedkeedu uu ahaa xarun ciidan oo ku dhow isbitaalka.

Hadalka Katz ayaa muujinaya in militariga Israa’iil ay hadda ka fiirsanayaan in ay isku dayaan dilka hoggaamiyaha Iran, kaddib markii ay horey u dileen saraakiil badan oo ka tirsanaa ciidamada Iran.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka...

Janan oo abaabul ciidan ka wada Beledxaawo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland,...

Wafdi ka socda Q.M oo gaaray Baydhabo

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Mucaaradka iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka sharaya arrimaha doorashooyinka

Kulanka muhiimka ah ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya...

Pakistan oo cadaadis diblumaasiyadeed saaraysa sii deynta badmaaxayaal lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dowladda Pakistan ayaa xoojisay dadaallada diblumaasiyadeed iyo kuwa badeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles