Monday, June 22, 2026

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

Iran Markale saaka waxay gantaaladeeda gaareen xaafadda Bi’ru Shacba, dhisme ka koobnaa lix dabaq oo halkaasi ku yaalay waxaa gaaray burbur kadib markii gantaalada Iran ay ku dhaceen saaka.

Seeriga digniinta ayaa isqabsaday, waxaana shaqaalaha gurmadka deg dega ay ku mashquulsan yihiin baadigoobka dadka.

Wakaalada Wararka Iran ayaa shaacisay in bartilmaameydka weerarkii saaka uu ahaa xarunta farsamadda Tiknaloojiyadda Gan-yam Negev, oo ay sheegeen inay saldhig u tahay militariga Israa’iil iyo machadyada internetka “xaafadda Beersheba”.

Barxadda xaruntaasi ayaa gubaneysa, waxaana Israa’iil ay sheegtay in gantaalada halkaasi ku dhacay ay sababeen dhaawaca shan ruux iyo inay isku dhexyaacaan 30 kale.

Dhanka kale Israa’iil ayaa saaka duqeysay xarumo militari oo ku yaala dalka IRAN iyo seddex goob oo ay sheegeen in laga soo tuurayay Gantaalada IRAN, sida uu baahiyay Tv-ga Aljazeera.

Duqeynta Israa’iil ayaa la sheegay inay timid wax yar kahor inta IRAN aysan saaka duqeyn Magaalada Beersheba.

WARARKII KALE

R/wasaaraha UK oo is casilay

Raysal wasaaraha UK Keir Starmer ayaa sheegay inuu iska...

Booliska oo xiray Laba eedeysane oo TikTok ku Faafinayay Anshax-Xumo

Ciidanka Booliska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Garasbaaley, ayaa fuliyay...

 Wasiir Fiqi: “Cadowga Soomaaliya iyo Gooni-u-goosadku Ma guulaysan doonaan”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in...

Kenya oo Ciidamo Cusub u diyaarisay Soomaaliya

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa soo gabagabeeyay tababar adag...

DF oo Cambaareysay Xadgudub loo geystay Gabar Soomaaliyeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay fal...

Hogaamiyaha kooxda Xisbullah oo fariin adag u diray Israa’iil

Hogaamiyaha kooxda Xisbullah, Naim Qassem, ayaa ka jawaabay hadalladii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles