Tuesday, August 18, 2026

Sirdoonka Mareykanka oo taageeray goโ€™aankii uu Trump ku weeraray Iran

Madaxa CIA-da ee dalka Mareykanka, ayaa taageeray aragtida madaxweyne Trump ee ah, in duqeymaha Mareykanka uu ka geystay xarumaha Nukliyeerka ee Iran, uu geystay burbur xooggan.

John Ratcliffe, ayaa sheegay in wakaaladdu ay heshay xogo sirdoon ooh or leh oo lagu kalsoonaan karo, kuwaas oo muujinaya in la burburiyay goobihii muhiimka ahaa ee Nukliyeerka Iran.

Maamulka Trump ayaa ka gows adeegayay xogo sir ah oo la dusiyay oo sheegayay in qaybaha xudunta u ah barnaamijka Nukliyeerka Iran uu dhaawac fudud gaaray balse aanan si buuxda loo burburin.

Ergeyga madaxweyne Trump ee Bariga Dhexe, Steve Witkoff, ayaa telefishan Mareykanka ka sheegay in tayeynta Nukliyeerka ee Iran ay sii ahaan doonto โ€œkhadka casโ€ ee Mareykanka.

Laakiin wuxuu sheegay inuu hadda ku rajo weyn yahay heshiis nabadeed oo dhammaystiran oo lala gaaro Tehran.

Mr Trump ayaa sheegay in saraakiisha Mareykanka iyo Iran ay kulmi doonaan todobaadka soo socda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles