Wednesday, March 4, 2026

Israa’iil oo ka walaacsan weerarada ay ku qaaday Gaza

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dalkiisu “aad uga xun yahay in hoobiyo ah” lagu garaacay Kaniisadda Kaatooligga ee ah tan keliy aku taala Qaza, halkaas oo ay ku dhinteen saddex qof oo halkaas gabaad ka dhiganayay.

“Naf kasta oogo’aday iyadoo aan waxba galabsan waa musiibo, waxaan murugada la qeybsaneynaa qoysaska idadkaas,” ayuu ku yiri hadal uu soo saaray.

Dhacdadan ayaa dhacday Khamiistii markii Israa’iil ay weerar ku qaadday Kaniisadda Holy eek u taala magaalada Gaza. Dhowr qof oo kale ayaa sidoo kale la sheegay inay ku dhaawacmeen halkaas.

Pope Leo XIV ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay khasaaraha nafeed iyo dhaawaca ka dhashay weerarkaas, isaga oo dib u cusboonaysiiyay baaqiisii xabad joojinta Qaza.

Netanyahu wayaa sheegay in Israa’iil “ay baarayso dhacdada, ayna weli ka go’an tahay ilaalinta dadka rayidka iyo goobaha cibaadada

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles