Shir madaxeed arrin muhiim ah looga hadlayo oo maanta ka furmay Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Mudane Xildhibaan Biixi Imaan Cige, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Shir Madaxeedka shanaad ee hal-abuurka ganacsiga Soomaaliyeed.

Shirka waxaa diiradda lagu saarayaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, hal-abuurka ganacsi, kordhinta dakhliga, dhiirrigelinta ganacsiyada yaryar, iyo kobcinta ganacsiga haweenka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, shirka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xildhibaan Cabdiraxmaan Beene-Beene, Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabduqaadir, Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Daahir Shire, Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka Xasan Aadan Hoosow iyo xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka ee dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles