Dowladda Soomaaliya oo burburin ku billoowday Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ciidamo Booliis iyo Nabad Sugid isugu jira oo watay Gawaarida wax lagu burburiyo ee Cagafcagafta ayaa saaka aroornimadii burburin ka bilaabay Xaruntii Wasaaraddda Arimaha gudaha ee degmada Boondheere.

Xaruntaas oo tan iyo burburkii ay daganaayeen qoysas ayaa bilihii la soo dhaafay digniin loo diraayey inay ka guuraan ah Dadka degan, hayeeshee ay ka dhega-adeegeen.

Booliiska iyo Nabad Sugiddda ayaa xilliyadii danbe dhulalka dadka laga kicinaayo tagayaayey xilliga ay dadka hurdaan ee habeenki xilli danbe sida lagu sameeyey xaruntii dabdamiska iyo Ceelasha Biyaha.

Tan iyo markii dib loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa billoowday kacdoon ka dhan ah dhulalka Danta Guud, iyada oo dhulalka qaar laga iibiyay Dad Ganacsato ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku...

Sheekh Shariif oo ka hadlay askari lagu dilay Shabeelada dhexe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka...

Somaliland oo ka hadashay xariga weriye Xassan Gallaydh

Booliska Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay xarigga wariye Xasan...

DFS oo ka hadashay halka uu marayo wada-hadalka Mucaaradka

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay halka uu marayo wada-hadallada...

KGS, CXDS iyo AUSSOM oo ku heshiiyay dagaal wadajir ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, si loo sugo amniga Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed iyo talisyada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles