Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday Mucaaraadka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlaya arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin hidisaha doorashooyin qof iyo cod ah, wax-ka-bedddelka Dastuurka iyo wadahalladii u dhaxeeyay dawladda iyo mucaaradka.

Xasan Sheekh ayaa ku dhalliilay xubnaha mucaaradka ee la baxay Madasha Matabixinta in ay iyagu lahaayeen sababta keentay in isfahan la gaadhi waayo.

“Waar maxaad diiddan tihiin dastuurka waa badan yahay e’. Waxa la yidhi cutub la yidhaahdo afraad oo ka mid ah afartii cutub ee dib loo eegay, ha la celiyo. Cutubkii afraad ee ku jiray 2012, haddii uu na anfacayo mid kalaba lama sameeyeen. Na ma anfacayo. Cutubka afraad qaata kan aad rabtaan soo qora oo aan ka wada hadalno. Saddexdii shir ee ugu horreeyay waxba waa ay keeni waayeen. Kii afraad ayay qodobbo keeneen. Waan oggolaanay in aan baarlamaanka ku celinno. [waxaan dhahnay] tan waan oggol nahay ee wixii kale aan ka wadahadalno. Maya e’ tan hala ansixiy, wixii kalana ha laga wada xaajoodo. Maalin walba wadaxaajood ma wadi karno, ” ayuu yidhi madaxweynaha Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles