Xeer Ilaaliyaha Guud oo mar kale ku qabtay daroogo Garoonka Aadan Cadde

Waxaa maanta magaalada Laascaanood lagu soo gabagabeeyay doorashada Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, iyadoo lagu doortay guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee golaha.

Amran Axmed Xasan ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka kadib tartan adag oo ay la gashay musharrax Axmed Maxamed Axmed. Amran waxay kasoo jeeddaa gobolka Sanaag, waxaana guusheeda loo arkay mid astaan u ah kaalinta haweenka ee hoggaanka siyaasadeed ee maamulka cusub.

Sidoo kale, Cabdirisaaq Jaamac Warsame ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiye ku-xigeenka labaad, isagoo cod aqlabiyad ah ku helay, maadaama aanu lahayn musharrax la tartama.

Doorashooyinkan ayaa ka sii horeysay doorashadii guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee maamulka Waqooyi Bari oo isla maanta la qabtay, taas oo dhammaystirtay hoggaanka cusub ee baarlamaanka maamulka.

WARARKII KALE

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles