Wednesday, June 24, 2026

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Jubbaland

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku dhawaaqay in, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen deegaano ka tirsan Jubbaland, Soomaaliya, 23-kii Agoosto 2025, ku dhawaad 200 km koofur-galbeed ka xiga Muqdisho.

“AFRICOM, oo ay weheliyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa sii wada hawlgallada lagu daciifinayo awoodda Al-Shabaab ee qorsheynta iyo fulinta weerarada halis gelin kara Mareykanka, ciidamadiisa, iyo muwaadiniintiisa ku sugan dibadda.” ayaa lagu yiri warka.

AFRICOM ma sheegin khasaaraha ka dhashay duqeynta ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Jubbaland.

Sidoo kale Taliska AFRICOM ayaa dowladda Soomaaliya ka taageerto howlgalada duqeynta ee lagu beegsanayo maleeshiyaadka ka tirsan kooxda Al-shabaab iyo Daacish.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles