Tuesday, August 18, 2026

Madaxda Mandheere oo weli ka walaacsan ciidanka Jubbaland ee ku sugan gudaha Magaalada

Qaar kamid ah Mas’iiliyiinta laga soo doortay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa mar kale walaac ka muujiyay ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubaland oo la sheegay inay dhex degeen dadka ku nool magaaladaas.

Ciidamadan ayaa soo galay Mandheera ka dib ku dhowaad muddo bill aga joogo markii uu dagaal u uku dhex maray ciidamada Federaalka magaalada Beled-Xaawo oo xuduud la leh magaaladaas.

Xildhibaan Xuseen Weytaan oo laga soo doortay Bariga Mandheera ayaa sheegay in ciidamadan ay dhib fara badan ku hayaan bulshada.

WARARKII KALE

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Taliska Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan...

DF oo sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Dhexe

Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa xalay degmada...

Wadahadallada Janan iyo Jubbaland oo ka bilaabanaya Nairobi

Kulamo lagu dhameystirayo wadahadalladii maalmihii lasoo dhaafay u socday...

Markab Xamuul ah oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka...

Waa sidee saaka Xaalada Baydhabo

Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

Erdogan oo door ka qaadanaya joojinta colaadda Iran iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoÄŸan ayaa khadka taleefanka kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles