Tuesday, August 18, 2026

Taliyaha AFRICOM oo AUSSOM iyo Jabuuti kala hadlay dagaalka Argagixisada

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire Mohammed El-Amine Souef, ayaa Taliska Guud ee AUSSOM ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Mareykanka, kaas oo uu hoggaaminayay Taliyaha U.S. Africa Command (AFRICOM), Jeneraal Dagvin Anderson, iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley.

Kulanka ayaa lagu lafa-guray taageerada Mareykanka iyo Midowga Afrika ay siiyaan Ciidanka Amniga Soomaaliyeed, hawlgallada lagu bartilmaameedsanayo Al-Shabaab, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinaca amniga si loo gaaro xasillooni waarta.

WARARKII KALE

Markab Xamuul ah oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka...

Waa sidee saaka Xaalada Baydhabo

Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

Erdogan oo door ka qaadanaya joojinta colaadda Iran iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefanka kula...

Natiijada doorashada Zambia oo la shaaciyay

Guddiga Doorashooyinka Zambia ayaa sheegay in Madaxweyne Hakainde Hichilema...

Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii Baydhabo ka dhacay

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles