Saturday, April 25, 2026

Garowe oo looga dabbaal-degay biyo-xidheenka Itoobiya

Munaasibad ka dhacday xarunta qunsiliyadda Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garowe ee maamul-goboleedka Puntland ayaa looga dabbaal-degay furitaanka biyo-xidheenka Itoobiya oo la filayo in maalinta berri ah la daah-furo.

Wasiirro ka tirsan maamulkaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirrada arrimaha gudaha iyo warfaafinta iyo marti-sharaf kale ayaa ka qayb galay munaasibadaasi.

Goobtaas waxa hadal ka jeediyay qunsulka Dawladda Itoobiya ee fadhigiiu yahay Garowe, Yidnekachew Tekle. Waxaanu sheegay in dhankooda ay xoojinayaan xidhiidhka ka dhaxeeya Itoobiya iyo Puntland.

Itoobiya ayaa martigelinaysa hoggaamiyayaal caalamka ka socda oo la filayo in ay ka qaybgalayaan daah-furka biyo-xidheenka ugu weyn Afriak ee koronto laga dhaliyo.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiiradda arrimaha dibadda ee Iran iyo Pakistan oo wadahadal yeeshay

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran ayaa saraakiil sare oo...

Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray degmada Xudur

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa...

Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab shidaal oo laga leeyahay Pakistan

Burcadbadeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay afduubteen markab...

Trump oo sheegay in Hubka Nukliyeerka uusan u adeegsan doonin Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uusan hubka...

Xog dheeraad oo laga helay dhalinyaro Soomaali ah oo ku geeriyooday Algeria

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa ku dhowaad...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles