Trump iyo Xamaas oo ka wadahadlay weerarkii ay Israaiil ku qaaday Qatar

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan “ku faraxsanayn” duqayntii cirka ee Israa’iil ay ka geysatay Qadar, taasoo sii kordhisay cadaadiska caalamiga ah ee ka dhashay ballaarinta aan horay loo arag ee dagaalka Israa’iil ay kula jirto Xamaas.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in weerarku uu ahaa “mid si buuxda cudur daar u leh,” maaddaama lagu beegsaday saraakiil sare oo ka tirsan Xamaas oo la sheegay inay qorsheeyeen weerarkii 7-dii Oktoobar 2023 lagu qaaday Israa’iil, kaasoo bilow u noqday dagaalka Qasa.

Kooxda hubeysan ee Falastiiniyiinta ah ee Xamaas ayaa sheegtay in shan ka mid ah xubnaheeda lagu dilay weerarka cirka ee Israa’iil ay ka geysatay caasimadda Qadar, balse waxay sidoo kale sheegeen in isku day lagu doonayay in lagu dilo xubnaha kooxdeeda wadaxaajoodka uu “fashilmay”.

Qatar ayaa cambaareysay weerarka Israa’iil, waxayna ku tilmaantay “mid fulaynimo ah” iyo “jabnaan cad oo lagu sameeyay sharciga caalamiga ah”.

WARARKII KALE

Turkiga oo ka digay weerar kale oo lagu qaado Iiraan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in...

Farmaajo oo yimid iyo Wada-hadallo u bilaabanaya DF iyo Mucaaradka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta...

DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal...

Zelenskyy oo Ruushka ku eedeeyay inuu adeegsaday gantaallada kala firdha

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa Ruushka ku eedeeyay inuu...

Taliyaha ciidamada milatariga Israel oo ka digay in la weeraro Iran

Telefishinka Channel 13 ee Israa’iil ayaa sheegay in taliyaha...

Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles