Wednesday, June 24, 2026

Poland oo soo ridday diyaarado uu Ruushku leeyahay

Ciidammada Poland ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka ‘la soo riday’ – waa markii ugu horreysay ee hawada dal ka mid ah Nato uu si toos ah u soo galaan diyaaradaha Ruushka, tan iyo markii uu billowday dagaalka Ukrayn 2022-kii.

Diyaaradaha Poland iyo Nato ayaa la geeyay xarumaha ciidammada cirka, iyadoo mas’uuliyiintu ay sheegeen in ay adkeeyeen hawada Poland, subaxnimadii Arbacada.

Raysalwsaaraha wasaaraha dalkaas, Donald Tusk, oo ku sugnaa goobta ay howgallada ka socdeen, ayaa bartiisa X ku qoray in tani ay tahay dhacdo “la xidhiidha xadgudubyo badan oo lagu sameeyay hawada Poland.”

Baaxadda duulaanka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushku ayaa u muuqda in hawada Poland iyo dalalka Nato ay galayaan, sida uu ku warramayo weriyaheenna Kyiv.

Poland ayaa sidoo kale xidhay afar garoon diyaaradeed iyadoo markii ugu horreysay ay soo baxeen warbixinnada dhacdadan la xidhiidha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mareykanka oo shaaciyay inuu ku guuleystay tijaabadda gantaalka casriga ah ee Golden Dome

Maraykanku wuxuu markii ugu horreysay tijaabiyay nidaamka difaaca gantaallada...

Puntland oo Mamnuucday Hubka iyo Ciidamada Aan Ka tirsaneyn Nidaamka Maamulka

Maamulka Puntland ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay...

RW Xamsa oo gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb...

DFS oo waddo qorshaha doorashooyinka Galmudug iyo Xamse oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dardar gelinayso...

Bariga Liibiya oo Xayiraad Kusoo Rogay Muwaadiniinta Soomaaliya iyo Saddex Dal oo Kale

Dowladda Bariga Liibiya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday gelitaanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles