Tuesday, March 3, 2026

Trump iyo Netanyahu oo isku raacay qorshaha nabadda ee Qasa

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inay ku heshiiyeen qorshe cusub oo nabadeed oo loo sameeyo Qasa, iyagoo uga digay Xamaas inay aqbasho.

Qorshahan ayaa soo jeedinaya in si degdeg ah loo joojiyo hawlgallada milatari, iyadoo Xamaas ay sii daysay 20 qof oo Israa’iiliyiin ah oo la haystayaal ah iyo haraaga in ka badan labaatan la haystayaal ah oo la rumaysan yahay inay ku dhinteen 72 saacadood gudahood, taas oo ay ku beddelanayaan boqollaal reer Qasa ah oo la xiray.

Ilo Falastiini ah oo wax ka og wada xaajoodka xabbad joojinta ayaa BBC u sheegay in saraakiisha Xamaas la siiyay soo jeedinta Aqalka Cad ee ka kooban 20 qodob.

Waxa lagu dalbanayaa in Xamaas aysan wax door ah ku yeelan doonin maamulka Qasa, waxayna ka dhigeysaa mid albaabku u furan yahay in la helo dowlad Falastiiniyiin ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles