Soomaaliya iyo Uganda oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga Difaaca ee labada dal

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Taliska Ciidanka Difaaca Dalka Rwanda (RDF) ee Kimihurura.

Socdaalka ayaa looga gol leeyahay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta dhanka difaaca ee u dhexeeya labada dal.

Intii lagu guda jiray booqashada, Taliyaha ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Dalka Rwanda, Mudane Juvenal Marizamunda, iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Rwanda, General MK Mubarakh, iyadoo laga wadahadlay arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta dhanka difaaca ee u dhexeeya labada dal.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 19 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta...

Aadan Madoobe oo la shiray Ciidamada Itoobiya

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Guddoomiye Jaamac oo war ka soo saaray halista Kooxaha Burcad badeeda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa bayaan...

Turkiga oo beeniyey in xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Soomaaliyeed

Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyey baraha bulshada...

Weriye Boqorka Bartamaha oo lagu dilay Jarmalka

Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday ruugcaddaa saxaafadeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles