Friday, July 3, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Masar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,Cabdisalan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirennimo, Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Masar, Mudane Mohamed Salah Hassan Keshtah.

Wasiirka ayaa soo dhaweeyay Safiirka Cusub, una rajeeyay in uu guulo ka gaaro howlaha diblomaasiyadeed ee loo igmaday, isaga oo caddeeyay muhiimadda ay leedahay kor u qaadidda xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaliya iyo Masar.

Wasiirka ayaa tilmaamay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ay la diyaar tahay fududaynta howlaha looga baahdo si ay u suurtagasho in Safiirku ku guulaysto waajibaadkiisa, lana xoojiyo iskaashiga u dhexeeya labada dal.

WARARKII KALE

 Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne xasan sheekh oo ka Tacsiyeeyay Geerida Imaam Maxamed Yusuf Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Talyaaniga?

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fartaag...

Sheekh Shariif oo ka tacsiyeeyay geerida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa...

MW Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socda Talyaaniga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada...

Imaamkii beesha Mudullood oo ku geeriyooday Hindiya

Waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Alle ha u naxariistee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles