Booliska Maamulka Waqooyi Bari oo qabtay Nin ku eedeysan kufsi uu ka geystay Laascaanood

War rasmi ah oo kasoo baxay Ciidanka Booliska Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliska ee degmada Laascaanood ay xalay, abaaro 1:30 habeenimo, howlgalkii ay ku baadi goobayeen eedeysanaha Cawil Cumar Ganey, oo lagu eedeeyay inuu ka gaystay fal kufsi agagaarka degmada Laascaanood, ugu dambeyntii gacanta ku soo dhigeen.

Saraakiisha Booliska ayaa xaqiijiyay in Cawil Cumar Ganey uu muddo toddobaad ah ku jiray raadinta ciidamada, kuwaas oo si qorshaysan ugu fuliyay howlgalka qaybta dambi-baarista ee degmada Laascaanood.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

 Shiinaha oo si caro leh uga jawaabay hadal ka soo yeeray saraakiil Maraykan ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa cambaareysay madaxa shirkadda...

Ururka Towfiiq oo soo saaray mowqifkooda ku saabsan doorashada ku celiska ah ee Galmudug

Urur siyaasadeedkaTowfiiq oo ka mid aha ururadii ka qayb...

Ciidamada Koofur Galbeed oo gacanta ku dhigay ninkii dilay Jamaal oo ahaa wiil dhalinyaro ah

Ciidamada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay...

Ciidamada Danab oo howlgal ku qabtay xubno k tirsan Al-shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab,...

Safiirkii Turkiga Alper oo fariin macsalaameyn ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

Safiirkii Dowladda Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya, Alper Aktaş, oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles