Wednesday, June 24, 2026

Booliska Soomaaliya oo sheegay in gacanta lagu dhigay askar dhac ka geysanaysay duleedka Muqdisho

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgalo ka kala dhacay Ceelasha Biyaha iyo Dayniile ku soo qabtay kooxo burcad ah oo ku eedeysan inay khal-khal geliyeen amniga iyo dhac u geysteen dadka shacabka ah.

Howlgal ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha, Ciidanka ayaa gacanta ku soo dhigay saddex eedeysane oo kala ah:

Dable X.G.D. Nuur Muxiyadiin,

Dable X.G.D. Yaasiir Cali Abukar,

Cabdi Kaafi Ibraahim Shariif.

Eedeysanayaashan ayaa lagu tuhunsan yahay falal amni darro iyo dhac, waxaana lagu wareejiyay hay’adaha garsoorka si loogu qaado tallaabo sharci ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles