Saturday, August 8, 2026

Cali Guudlaawe oo weli abaabul ka wada G/Sh/Dhexe

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen ayaa bisha barakeysan ee Soon-qaad waxa ay ugu bilatay isagoo ku sugan aagaga dagaalka xilli uu hoggaaminayo howgalka dabar-goynta Khawaarijta, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada maamulka Hirshabelle.

Labada Gobal ay ka kooban tahay Hirshabeelle ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ayaa waxaa ka socdo dagaal ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Daraawiishta Hirshabeelle, Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka.

Madaxweyne Cali Guudlaawe, ayaa booqday dhowr difaac waxana uu kula kulmay Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe iyo saraakiil ciidan.

“Aan kawada qeyb galno howlgalka dabar-goynta Khawaarijta, waa lagama maarmaan difaaca sharafka muwaadinka.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ugu baaqay in ciidamada ay adkeysi muujiyaan si ay u soo hooyaan taariikh cusub xilli isku-dayadii Khawaarijta la fashiliyey.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamad Maraykankan ah oo amartay in la joojiyo dhisme maamulka Trump ka dhisayey Aqalka Cad

Maxkamad federaal oo racfaan oo ku taalla Maraykanka ayaa...

Soomaaliya oo soo dhawaysay heshiiska ay kala saxiixdeen Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay heshiiska difaac...

Xiriirka kubada cagta Norway oo soo saaray baaq ku socda madaxweynaha FIFA

Kubadda cagta caalamka ayaa sii kala qaybsamaysa, iyadoo ay...

Saddex dal oo muslim ah oo gaaray heshiis difaac oo weyn

Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis...

Arday 14 sano jir ah oo toogasho ku laayay dad ay kamid yihiin ayeeydiis iyo awoowgiis

Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha ee Thailand, Polapee Suwanchawee, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles