Tuesday, February 17, 2026

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay ninka dilay Ganacsade caan ka ahaa Guriceel

Waxaa faah-faahin ka soo baxaysaa Allaha u naxariistee dilka Deeq Cabdi jaamac oo ahaa nin dhalinyaro ah isla markaana ka mid ahaa ganacsatada degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo gelnkii dambe ee shalay laugu dilay halkaa.

Laamaha ammaanka Guriceel ayaa xalay soo bandhigay ninka lagu tuhmayo in uu dilka ka dambeyay kaas oo sida ay sheegeen ay ku soo qabteen howlgal ay sameeyeen isla markii dilku uu dhacay.

Falka dilka ah ayaa bulshada ku abuuray walaac, iyadoo aan ilaa iyo hadda la sheegin sababta ka dambeysay hase-yeeshee deegaannadaas waxaa inta badan ka dhaca mararka qaar dilalka ku saleysan aanada qabiil.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 16 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Golaha Mustqablka Soomaaliyeed oo kulamo ka wada Muqdisho

Kulan xasaasi ah ayaa haatan waxaa uu u socdaa...

Lafta gareen oo shir xasaasi ah la qaatay saraakiisha Koofur Galbeed

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa...

Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi...

Soomaaliya iyo Tanzania oo heshiis is afgarad ah kala saxiixday

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee...

Baarlamaanka oo maanta dood ka yeeshay Dastuurka

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles