Saturday, November 15, 2025

Dowlada Soomaaliya oo bilowday in hab casri ah ku soo bandhigto fursadaha shaqo

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Fadaraalka Soomaaliya, ayaa hirgalisay hanaan online oo lagu soo bandhigo fursadaha shaqo ee dalka ka jira, si ay u codsadaan dhallinyarada shaqa la’aanta ah. Haddaba dhallinyarada ayaan weyddiinay aragtidooda ku aadan barnaamijkaasi iyo in war bixintaas soo gaartay?

Wariye Sacdiya Nuur

WARARKII KALE

Daawo Dood Ku Saabsan Xakamaynta Daawooyinka Sida Daroogada Loo Isticmaalo

Daawo dood xasaasi ah oo kusaabsan sida Loo Xakameyn...

Muqdisho oo martigelisay bandhig dhaqameed lagu soo bandhigay hodantinimada dhaqanka Soomaaliyeed

Muqdisho ayaa martigelisay bandhig dhaqameed lagu soo bandhigay hodantinimada...

Daawo Warbixin Ku Saabsan Sida Ay Haweenka Muqdisho Caafimaadkooda U Ilaaliyaan

Dhaqdhaqaaq cusub oo haweenka Muqdisho ku mideeyay, iyagoo subax...

Tartan Sheeko sameyn ah oo loo soo gabagabeeyay gabdho saxafiyiin ah

Waxaa si guul leh loo soo gabagabeeyay tartankii sheeko-sameynta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles