Monday, June 8, 2026

Dowladda oo sheegtay in ay naafadu ka mid noqon doonaan siyaasadda dalka

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa daah-furay Kulan dadwayne oo looga wada tashanayay xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba (Naafada) iyo doorkooda dhammaystirka Dib-u-eegista Dastuurka.

ayaa sheegay in Xukuumadda Dan-qaran ay diyaar utahay dhaqangellinta sidii dadka Naafada ah uga mid noqon lahaayeen Siyaasadda dalka, isagoo dhanka kale xusay in shirkaani ka duwan yahay kulamadii hore ee dadwayne ayna siinayaan ahmiyad gaar ah.

kulanka oo ay si wadajirka ah u soo agaasimeen hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ayaa waxaa qayb ka ahaa madax ka socotay sadaxda hay’addood ee dastuurka uxilsaaran, Guddoomiyaha hay’adda naafada Qaranka, Wasiiru-Dowlihii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Avv. Muumino Sheekh Cumar oo ah Xubin ka tirsan Guddiga Xuquuqul insaanka iyo Muwaadiiniin katirsan dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee (Naafada) oo kullanka kusoo bandhigay su’aalahooda ku aaddan qaabka ugu habboon ee ay ugu qayb-qaadan karaan dhammaystirka dib-u-eegista dastuurka una xaqiijin karaan xuquuqdooda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 08 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran ayaa sheegtay in joojineyso weerarada

Iran ayaa ku dhawaaqday goor dhaweyd in la soo...

Xisbullah oo sheegtay in weeraro aargoosi ah ay ku qaaday ciidamada Israel ee jooga Lubnaan

Xisbullah ayaa sheegtay in ay gantaallo ku duqeysay kolonyo...

Maxaa ka cusub dhex dhexaadinta ay Turkiga ka dhex wado DF iyo Mucaaradka

Waxaa magaalada Muqdisho ka socda wadahadallo siyaasadeed oo heer...

Xoogagga Yemen oo ku dhawaaqay xayiraad buuxda oo ka dhan ah maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

Xoogagga Hubeysan ee Yemen ayaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyin...

Madaxweyne Cirro oo la filayo inuu booqasho ku tago Israa’iil

Sida lagu daabacay warbixinta, qodobka ugu weyn ee safarka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles