General Bashiir Goobe Oo Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Goobe, ayaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug loogu doortay kursi kat irsan golaha Shacabka, kaa oo horey isaga casishay xildhibaanadn katirsaneyd golaha Shacabka.

Kursiga summadiisu aheyd HOP 18 waxaa horey doorasho ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ugu soo baxday Xildhibaan Sahro Colaad Cabdi, waxaana la sheegay in xildhibaannadan ay iska casishay kursigan ayna go’aansatay in ay booska u banneeso Sareeye guud Bashiir Goobe.

Kuraas dhowr ah oo katirsan xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa hadda bannaan, kuwaa oo ay geeriyoodeen xildhibaannadii horey ugu fadhiyay, waxaana kuraasta bannaan kamid ah kursigii Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye.

WARARKII KALE

Turkiga oo si weyn ugu dhex milmay colaadda siyaasadeed ee Soomaaliya

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa warbixin ay ka qortay...

Uganda iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay arrinta AUSSOM

Dowladda Uganda ayaa Midowga Yurub kala hadashay mustaqbalka howlgalka...

Mustafe Cagjar oo mar kale loo doortay xilka madaxweynaha deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa...

DF oo maanta qaadaysa Tallaabo saameyn ku yeelan karta dadka u safraya dibadda

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta, 1-da Oktoobar 2026, dhaqan gelinaysa...

AFRICOM oo duqeymo ka fulisay Jubbada Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in...

Iiraan oo Imaaraadka Carabta uga digtay in ay martigeliyaan Raysalwasaaraha Israa’iil

Warbaahinta Iran ayaa sheegtay in Mohsen Rezaei, oo ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles