Tuesday, August 18, 2026

Iran oo Golaha amaanka ee QM ka dalbatay kulan deg deg ah

Iran ayaa codsatay kulan degdeg ah oo ay yeeshaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo looga hadli doono weerarada Israel.

Amir Saeed Iravani, wakiilka joogtada ah ee Iran u jooga Qaramada Midoobay, ayaa codsi qoraal ah u diray Golaha, kaasi oo uu ku codsanaayo kulanka si ay u qaadaan tillaabooyin degdeg ah.

Wakiilka wuxuu sheegay in weerarka Israel ka hor imaanaya Mabaad’ida Qaramada Midoobey, maadama khatar la galiyay dal kamid ah Dunida.

“Cawaaqibka iyo dhibaatada ka dhalata waxaa qaadan doono Israa’iil, waa in laga hortagaa wax kasta oo ka hor imaanaya nabadda iyo xasiloonida Caalamka” ayuu yiri Amiir Saciid.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles