Friday, March 13, 2026

Itoobiya oo shaacisay in loo ogolaaday howlgalka AUSSOM

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya Danjire Mesganu Arga, ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay wadaagaan labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya, wuxuuna hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in colaaduhu aysan caqabad ku noqon qorshayaasha horumarineed ee labada dal.

Danjire Mesganu oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in si deg deg ah wax looga qabto caqabadaha dhanka ammaanka, islamarkaana diiradda la saaro horumarinta iyadoo sare loo qaadayo iskaashiga labada dal.

Weli ma jiro war ka soo baxay dowlada Somalia oo la xiriira kulamadii ay la qaateen wafdiga Itoobiya iyo waxyaanihii ka soo baxay

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles