Sunday, March 8, 2026

Kulamo siyaasadeed oo ka dhacay Muqdisho

Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa xalay kulamo siyaasadeed waxaa ay Muqdisho kula qaateen madaxweyneyaashii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan.

Kulamada ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed uu xiligan marayo dalka iyo jahwareerka ka taagan doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo.

Wararka ayaa sheegaya in kulamada diirada lagu saaray xalinta khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

Farmaajo ayaa horey u dhisay Laftagareen iyo Qoorqoor oo xiligan maamula Galmudug iyo Koofur Galbeed.

Ma jiraan xog intaasi ka badan oo laga helay kulamadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shirka Madaxda Bariga Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

RW Xamsa oo xariga ka jaray xarunta ka jawaabista xaaladaha deg dega ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Tanzania

Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah...

Masar iyo Mareykanka oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika

Sida ay baahisay Egypt today wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles