Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter oo geeriyooday

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka.

Carter oo ahaa madaxweynihi 39-aad ee soo xakuma Mareykanka ayay da’diisu aheyd 100 sano.

Madaxweynihii hore ee  hadda geeridiisa la shaaciyay,  Jimmy Carter, wuxuu  xilka hayey intii u dhaxaysay 1977 illaa 1981— wuxuu diiwaanka ku galaya inuu ahaa madaxweynihii ugu cimriga dheeraa ee Maraykanka, isagoo labadii sanno ee u dambeysay ku jiray daryeelka caafimaad ee gaarka ah (Hospice care) oo dhinacyadiisa waxaa joogay kooxaha caafimaadka waqti kasta , wuxuuna dhintay isagoo 100 sanno jir ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles