Tuesday, August 18, 2026

Muqdisho oo lagu qabtay kulan ciyaareed lagu xusayo maalmaha xoriyadda

Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho ayaa galabta lagu qabtay kulan Ciyaareed u dhaxeeya kooxaha Heegan iyo Horseed kaas oo qeyb ka ah dabaal-degga 26-ka Juun oo ah maalintii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ka xorroobeen gumeystihii Ingiriiska.

Sidoo kale waxaa goobta lagu soo bandhigay Ciyaaraha farda-fuulka iyo kuwa kale oo qeyb ka ah dhaqanka Soomaaliyeed, Wasiirro, Xildhibaanno, madax kala duwan iyo shacab fara badan ayaa garoonka buux dhaafiyay,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo goobta ka hadlay ayaa xusay in dabaal degyadu soconayaa ila bisha dambe “Munaasabadii xalay iyo kuwa soo socda ee dabaaldagyada maalmaha xoriyadda weynaynta ay mudan yihiin ayaan weynayn doonaa ilaa bilowga bisha soo socoto.”ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala.

Guud ahaan Dadka Soomaaliyeed ayaa u dabaal degaya maalmaha toddobaadka xoriyadda iyagoo munaasabado waaweyn ku qabanaya guddaha dalka iyo qurbaha ba.

WARARKII KALE

Natiijada doorashada Zambia oo la shaaciyay

Guddiga Doorashooyinka Zambia ayaa sheegay in Madaxweyne Hakainde Hichilema...

Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii Baydhabo ka dhacay

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles