Tuesday, August 18, 2026

Wasiirka Dekeddaha XFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Turkiga

Wasiirka Dakedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Ankara ayaa madaxtooyada dalkaas kulan kula yeeshay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Wasiirku wuxuu uga mahadceliyay Madaxweynaha dowladda Turkiga taageerada dhinacyada badan leh ee Turkigu siiyo Soomaaliya.

WARARKII KALE

Natiijada doorashada Zambia oo la shaaciyay

Guddiga Doorashooyinka Zambia ayaa sheegay in Madaxweyne Hakainde Hichilema...

Laftagareen oo ka hadlay dagaalkii Baydhabo ka dhacay

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles