MW Soomaaliland oo maanta ku wajahan Ceerigaabo

Madaxweynaha  Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa la filayaa in uu maanta gaaro magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, halkaas oo in muddo ah ay taallay gogol nabadeed.

Madaxweynaha waxa safarkiisan ku wehelin doono qaar ka md ah odayaasha dhaqanka oo ee goballada Somaliland.

Madaxweyne Cirro ayaa furi doona shirka nabadeynta Ceerigaabo, taas oo la doonayo in la isugu keeno dadka deegaankaas, isla markaana ay ka wada hadlaan sidii loo soo af-jari lahaa colaadda magaalada Ceerigaabo horaantii sanadkan 2025-ka.

Maalmihii u dambeeyay, waxaa halkaas ku qulqulayay wufuud kala duwan oo doonaya inay shirkaas ka qeyb galaan.

Wasiirka wasaaradda jidadka iyo horumarinta waddooyinka Somaliland, Cismaan Af-gaab, waxaa madaxweynaha sidoo kale safarka ku wehlin doonaa salaadiin kala duwan oo kamid ah kuwa Somaliland, kuwaas oo iyagana qeyb ka ah gogosha nabadda ee uu madaxweynaha dhigay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles