WARARKA
Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 08 2026
Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka Waxa aqrinaya Wariye Abdiqadir maxamed iimaan   Farsamadu Waa Axmed Maxamed ShariifkaHalkaan hoose ka Dhageyso Warka...
Maxkamad Maraykankan ah oo amartay in la joojiyo dhisme maamulka Trump ka dhisayey Aqalka Cad
Maxkamad federaal oo racfaan oo ku taalla Maraykanka ayaa amartay maamulka Madaxweyne Donald Trump inuu joojiyo dhismaha hool weyn oo munaasabadaha lagu qabto, kaas...


