Ruush-ka oo aqoonsaday xukunka Taliban

Ruushka ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada xukunka Taaliban, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda ee Afghanistan Amir Khan Muttaqi uu ku tilmaamay go’aan geesinimo leh.

Waxa uu Khamiistii magaalada Kabul kula kulmay danjiraha Ruushka u fadhiya Afgaanistaan, Dmitry Zhirnov, halkaas oo Mr Zhirnov uu si rasmi ah ugu gudbiyay go’aanka dawladdiisa ay ku aqoonsatay maamulka Taalibaan ee dalka Afghanistan.

Muttaqi ayaa sheegay in ay tahay ” waji cusub iyo xidhiidh togan, ixtiraam labada dhinac ah iyo dhacdadani ay”tusaale” u noqon doonto dalalka kale.

Taalibaan waxay raadinaysay aqoonsi iyo maalgashi caalami ah tan iyo markii ay xukunka ku soo noqdeen Agoosto 2021, in kasta oo ay jiraan warbixinno sheegaya xadgudubyada sii kordhaya ee xuquuqda aadanaha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles