Tuesday, May 19, 2026

Trump iyo Putin oo dhawaan lagu wado inay kulmaan

Donald Trump ayaa sheegay in uu dhawaan la kulmi karo Vladimir Putin si uu ugala hadlo xabbad joojin laga gaaro dagaalka Ukraine.

Mr Trump ayaa sheegay in wadahadalkii Moscow ku dhex maray madaxweynaha Ruushka iyo ergayga Mareykanka Steve Witkoff, ay ahaayeen kuwo “miro dhal ah” iyadoo aan wax natiijo ah laga gaarin.

Mareykanka ayaa Jimcihii u qabtay Ruushka inuu ogolaado xabbad-joojin laga hirgeliyo Ukraine, ama uu halis dhaqaale ku soo rogi doono Washington.

Horaantii Arbacadii, Mareykanka ayaa ku dhawaaqay canshuuro dheeri ah oo boqolkiiba shan iyo labaatan ah lagu soo rogay badeecadaha laga keeno Hindiya sababo la xirriira iibsashada saliidda Ruushka.

WARARKII KALE

Mucaaradka oo markale ku dhawaaqay Banaanbax ka dhan ah MW Xasan Sheekh

Golaha Samatabixinta Mucaaradka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu...

Dil ka dhacay Boosaaso iyo Faahfaahino ka soo baxaya

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in Magaalada...

Wasiir Fiqi oo si adag u weeraray Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si cad...

Qaramada Midoobey oo farriin culus kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto...

Trump oo ka hadlay toogashada Masaajidka Islamic Center ee San Diego

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay toogashada dhacday...

Burcad badeed Soomaali ah oo markab ka dalbaday madaxfurasho 3 malyan oo doollar ah

Hay’adda Ansar Burney Trust oo ah hay’ad xuquuqul insaanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles