Tuesday, August 18, 2026

Trump oo ku baaqay in shaqada laga eryo weriyaashii tebiyay xogtii sirdoonka ee la dusiyay

Warbixin sirdoon oo ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka (Pentagon) oo lagu sheegay in xarumaha Nukliyeerka Iran aysan waxyeeleyn weerarrada Mareykanka, ayaa weli waxaa waxaa weli si xooggan u beeninaya hay’adaha maamulka Trump.

Ugu dambeyn, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin uu soo dhigay baraha bulshada ku sheegay in suxufiyiinta uu ku sheegay “wariyeyaasha wararka been abuurka ah” ay tahay in si degdeg ah shaqada looga eryo gaar ahaan kuwa warbaahinta Mareykanka ka howl gala ee CNN iyo New York Times.

Trump ayaa weriyayaashan ku tilmaamay “dad xun oo ujeeddooyin xun leh.

Xoghayaha difaaca ee Maraykanka Pete Hegseth ayaa sidoo kale ku dhaleeceeyay warbaahinta soo tebisay warbixintan inaysan si buuxda u taageerin Trump.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 18 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Taliska Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan...

DF oo sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Dhexe

Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa xalay degmada...

Wadahadallada Janan iyo Jubbaland oo ka bilaabanaya Nairobi

Kulamo lagu dhameystirayo wadahadalladii maalmihii lasoo dhaafay u socday...

Markab Xamuul ah oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka...

Waa sidee saaka Xaalada Baydhabo

Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles