Monday, August 17, 2026

Trump oo sheegay in Mareykanka uu nidaamka difaaca hawada u dirayo Ukraine

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Axaddii sheegay inuu geyn doono gantaallada difaaca cirka ee Patriot dalka Ukraine, isagoo sheegay inay lagama maarmaan u yihiin difaaca dalkaas maadaama Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, “si fiican ayuu u hadlaa, fiidkiina waxbuu duqeeyaa.”

Trump ma uusan sheegin tirada gantaallada Patriot ee uu qorsheynayo inuu u diro dalka Ukraine, balse wuxuu sheegay in dib loo siin doono kharashkooda oo uu Midowga Yurub uu bixin doono. Madaxweynaha Mareykanka ayaa sii muujinaya niyad-jabkiisa ku wajahan Putin, maadaama hoggaamiyaha Ruushka uu ka dhego-adaygay dadaallada Trump ee lagu doonayay in lagu helo xabbad-joojin u dhexeysa Ukraine iyo Ruushka.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskiy, ayaa dalbaday hub difaac oo dheeraad ah si dalkiisu isaga difaaco weerarrada joogtada ah ee gantaallada iyo drones-ka kaga imanaya Ruushka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles