Thursday, April 30, 2026

Ukraine oo sheegtay inay soo riday diyaarad casri ah oo Ruushku leeyahay

Ukraine ayaa sheegtay inay soo ridday diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo ah nooca Su-35 ah. Weli ma jiro wax war ah oo ku saabsan in kani uu ahaa iska horimaad xaga cirka ah oo ay ku lug lahaayeen diyaaradaha Ukraine, ama in ciidamada cirka Ukraine ay adeegsadeen nidaamka difaaca hawada am lidka diyaaradaha.

Warka ka soo baxay Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa u qornaa sidan:“Saaka oo ay bishu tahay June 7, 2025, natiijada hawlgalkii Ciidanka Cirka ee lagu guulaystay ee aagga Kursk, diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo ah Su-35 ayaa la soo riday!”

Diyaarada Su-35 ayaa ah diyaarad dagaal oo casri ah oo loo isticmaalo dagaalka.

Waxay la mid tahay nooca Maraykanka, ee aadka u horumarsan sida F-15 wanaa mid ka mid ah diyaaradaha uu ku faano mareykanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka...

Janan oo abaabul ciidan ka wada Beledxaawo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland,...

Wafdi ka socda Q.M oo gaaray Baydhabo

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Mucaaradka iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka sharaya arrimaha doorashooyinka

Kulanka muhiimka ah ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya...

Pakistan oo cadaadis diblumaasiyadeed saaraysa sii deynta badmaaxayaal lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dowladda Pakistan ayaa xoojisay dadaallada diblumaasiyadeed iyo kuwa badeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles